Saturday, December 16, 2017

Toban jir Pakistaani ah oo awooda in uu madaxiisa u leexiyo dhanka dhabarkiisa ‘xagal dhan 180-degree’

Qofka bini aadamka ah ee caadiga ah waxuu adoonaa oo kale in uu wajigiisa u leexiyo qeedaal ilaa iyo 90-dagree
Balse 14-jir palistani ah waxuu awoodaa in uu wajigiisa u leexiyo qeybtiisa dambe sida Guumeeska ‘sabadtoo ah waxuu awoodaa madaxiisa In uu u leexiyo xagal dhan 180-degree isagoo si toos ah gadaal ugu jeesan kar, Maxamaed Sameer, oo kazoo jeeda gobolka Karachi ee wadanka Pakistan waxuu isticmaalaa gacantiisa si uu ugu leexiyo wijigiisa gabarka, Hada waxuu rajeynayaa in uu xirfadiisa kula biro Hollywoodka
Muuqaal laga helay toban jirkan waxuu yiri ‘waxaa jiray  6-ama 7-sanno markii ayaan isku arkaye in aan sameyn karo sida Filimada Horror-ka ah ee Hollywood-ka ay madaxodo dib ugu wareyjiyaan. Waxaan bilaabay in aan sii wado, bilo yar kadib si wanaagasan ayaan u awooday in aan wijigeyga ugu leexiyo gadaal ama qeybta dambe’ sidaasi  waxaa yiri Maxamed Sameer oo lahad laye Daily Mail
Sameer ayaa sheegay in hooyadiis ay dharbaaxi jirtay markii ay ku aragto isagoo sameynayo, balse ugu dambeytii ay rumeysatay waxuu sameynayo wiilkeeda ‘riyadeydo waxay aheed in aan sameeyo waxa aan ka arkay Hollywood-ka filima-da hororka ah’ sidaasi ayuuu yiri Sameer
Rukhsana Khan  oo 45-jir ah oo Sameer hooyadiis ‘waxaan ka doonaye in uu barto wax can ka dhigayo balse sidan aan aheen
Mar-waliba oo gobolkiisa laga qabanayo tar-tamada ‘gaarowga’ ama Hibada Sameer waxuu ku gooleystaa lacag dhan 500 ilaa 800Renke ‘waan shaqeyaa si aan u caawiyo qoyskeeyga iyo afar-gabdhood oo ila dhalatay wax-barashadooda’ sameer ayaa sidaasi yiri

Video lasoo galiye baraha bol-shada ay ku xariirto gaar ahaan Twitterka waxaa ka muuqda Sameer oo qoortiisa u leexinaya dhabarkiisa, wijigiisuna uu u buuqdo mid gadaal si toos ah ugu jeestay