Keydkanews
Keydkanews
Thursday, May 19, 2022
Lo’da iyo Laamiyada Muqdisho yaa u kala garqaada?
›
MUQDISHO waa caasimada dalka Soomaaliya waxey kutaalaa galbeedka badweynta Hindiya, sodon sano ka hor waxay ahaan jirtay magaalo ay u soo da...
Wednesday, May 18, 2022
Arrimaha Bulshada / Dhibaatada laga dhaxlay ciyaal weerada
›
Muqdisho – Dhowrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay dhallinyaro da’ dhexaad ah oo wata mindiyo, baangado...
Arrimaha Bulshada / Dhibaatooyinka Muqdisho u gaarka ah
›
Muqdisho : Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka ku nool Muqdisho waxa ay wajahayaan dhibaatooyin ballaaran oo isugu jira...
Saturday, December 18, 2021
Macluumaad / Labo dal oo African ah oo weligood aan la gumeysan
›
Waxaa jira labo dal oo Africa ah oo loo diiwaan galiyay in aan weligood la gumeysan, Ethiopia iyo Liberia. Inkastoo waqti kooban dalal ajnab...
Macluumaad / Xaqiiqooyin ku saabsan dhismaha ugu dheer caalamka
›
Burj khalifa waa dhismaha ugu dheer caalamka, waxa uu ku yaal magaalada Dubai, dalka Imaaraadka Carabta, waxa uu ka kooban yahay degaanno, x...
Friday, December 3, 2021
MACLUUMAAD KU SAABSAN BADAHA CAALAMKA
›
Bad waa dhul weyn oo ay biyo dhanaan ku jiraan. Badahu waxa ay ku fadhiyaan 70% oogada dhulka, waxaa ku nool inta og yahay 200,000 oo noole ...
Tuesday, November 30, 2021
Macluumaad / Macluumaad ku saabsan dalka Africa ugu dhulka weyn Algeria
›
Dalka Algeria oo dhaca waqooyiga Africa waa dalka ugu dhulka weyn Africa waxa ku dherersan badda Mediterranean-ka iyo Saxaraha Africa. Al...
Sunday, November 28, 2021
Taariiqda Haweeneydii ugu horreysay ee dal african ah madaxweyne loogu doortay
›
Ellen Johnson sirleaf waa madaxweynihii 24 aad ee dalka Liberia iyo haweeneydii ugu horreysay ee dal African ah madaxweyne loogu doorto, ...
Monday, November 15, 2021
Bisha Oktoober – Bar-kulanka Dhacdooyinka Soomaaliya.
›
Markii aad dhageysaneyso heesta Qarni waliba Sebenkii, qorraxiba dharaarteed, waxaa daremeysaa in maalmuhu isku si aysan gabbalku ugu dhici...
Macluumaad / Madaxweynayaasha Africa ugu da’da weyn
›
Da’da madaxda qaarada Africa qaarkood waxay ka weyn tahay da’da howlgab-ka ‘Retirement’ ee shaqooyinka looga fariisto. Da’da howgabka in...
›
Home
View web version