----- Sagaalka xadduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo
sababta------
1.
Aljeeriya iyo Marooko,
xadduuda u dhaxeysa wadanka Aljeeriya iyo wadanka Marooko ayaa ah xaduuda ugu
qatarta badan caalamka, 1963 waxaa ka dhacay xadduudaan dagaal loo bixiye
“Xarbul Rimaal” sidoo kale sannadkii 1994 ayaa laga dhisay gidaar labada wadan
kala bara
2.
Kuuriyada waqooyi
iyo kooriyada koofureed xadduudaan ayaa xiran tan iyo sanadkii
1953kii waan mid kamid ah xudduudaha ugu layaabka ladan caalamka waxaa ku aasan
miinooyin sidoo kale waxaa kuxiran madaafiicda wax burburiya
3.
Hindiya iyo Pakistan , labbadan
wadan ayaa leh xadduud dhararkeedo gaarayo 1800km marka ay rabshad ka dhacdo
labadan wadan xadduuda u dhaxeysa, caalamka walwal xoogan ayaa soo food saara
maadaama ay leeyihiin hubka wax gumaada ee “NUGLIYEERKA” labada wadanba
4.
Thailand iyo Cambodia labadan
wadan ayaa ku yaal koofur bari aasiya, sannadkii 2008-dii waxaa ka dhacay
dagaal lagu halaagsamay markii ladib waxa ay noqotay halkan meel qatar ah
5.
Sacuudiga iyo yaman yaman
waa wadanka ugu daqiirsan wadamada carabta dadka reer yaman ayaa u shaqadoonta
sacuudiga iyadoo dagaalo u dhaxeeya kooxda Xuutiyiinta iyo ciidanka isbaheysiga
uu hogaamiyo sacuudigu
6.
Ruushka iyo Ukraine ruushka
ayaa qabsaday qeybo kamid ah wadanka Ukraine sannadkii 2014kii markaa kadib
xadduuda u dhaxeysa labada wadan waxa ay noqotay meel qatar ah
7.
Ethiopia iyo Eritria Labadan wadan oo markii hore hal wadan
isku ahaa ayaa waxaa dhaxmaray dagalkii ugu qasaaraha badnaa caalamka inta
laxasuusto oo socday sanadihii 1998-2000 maana meel qatar ah oo qof bini’aadam
ah laga yaabin in uu niyeesto marideeda
8.
Egypt iyo falastiin xadduuda
labadan wadan u dhaxeyso waxaa kuyaal darbi ay dhistay yahuudo waxay
rabtana ka sameysato amarka ugu dambeyo ee xadduudan waxaa gaara Israil
9. Xadduuda
sagaalaad ee ugu dambeyso waa mida u dhaxaysa adiga iyo jirkaada
---------Ma ogtahay in xusulkaada aadan ku taaban Karin
carabkaada----
Hadii aad ka heshay share garey