Ardada Jaamacada China waxay sameeyeen Baaskiil awooda
in uu wade la’aan dhaqaaqo, kaa oo gaari kara in uu socdo 12-saac iyadoo aysan
cidna caawin
Arintan oo dadka qaar laga yaabo inay qariibsadaan ayay ardado ku
soo bandhigeen magaalda Beijin ee caasimada wadankaa
‘qorshaheenna ugu weyn waxuu yahay sidii Baskiilku uu u dhaqaaqi
lahaa isagoo dhinac u liican’ sidaa waxaa yiri Minnuo Zhao oo kamida
Cilmi-baarayaasha Jaamacada
‘waxaan dooranay hab lamid ah midka ay dadku isticmaalaan balse aan
u baahneyn in lagu xakameyo gacmaha’ ayuu hadalkiisa ku dalay’
Macalinkan oo si qosole uga jawaabay su’aal la weydiiye oo aheyd
maxaa isleedahay wuu qaban doonaa baaskiilkan’ waxuu yiri ‘waxaan rajeynaa in
uu u qaado qalabka iyo biyaha marka ay dadku Jimicsi u bahayaan’
Shiinaha waxuu ka mid yahay wadamada si aadka ah looga isticmaalo
Baskiilka, maamaada dowlada ay mamnuucday gawaarida tirada badan kadib markii
lasheegay in ka qeyb qaadanayaan qaaca ka baxayo wasaqowga Hawada
Magaalada Beijin oo kaliya 2.4 Million oo baskil ayaa laga
isticmaalaa
Torjume Cali Hilowle