Warbixinno wax ku ool ah

Maxaa kataqaanaa xadduudaha ugu qatarta badan caalamka

------in aad ogaato waxaa kaa xiga in aad aqriso------
----- Sagaalka xadduud ee caalamka ugu qatarta badan iyo sababta------
1.       Aljeeriya iyo Marooko, xadduuda u dhaxeysa wadanka Aljeeriya iyo wadanka Marooko ayaa ah xaduuda ugu qatarta badan caalamka, 1963 waxaa ka dhacay xadduudaan dagaal loo bixiye “Xarbul Rimaal” sidoo kale sannadkii 1994 ayaa laga dhisay gidaar labada wadan kala bara
2.       Kuuriyada waqooyi iyo kooriyada koofureed  xadduudaan ayaa xiran tan iyo sanadkii 1953kii waan mid kamid ah xudduudaha ugu layaabka ladan caalamka waxaa ku aasan miinooyin sidoo kale waxaa kuxiran madaafiicda wax burburiya
3.       Hindiya iyo Pakistan , labbadan wadan ayaa leh xadduud dhararkeedo gaarayo 1800km marka ay rabshad ka dhacdo labadan wadan xadduuda u dhaxeysa, caalamka walwal xoogan ayaa soo food saara maadaama ay leeyihiin hubka wax gumaada ee “NUGLIYEERKA” labada wadanba
4.       Thailand iyo Cambodia labadan wadan ayaa ku yaal koofur bari aasiya, sannadkii 2008-dii waxaa ka dhacay dagaal lagu halaagsamay markii ladib waxa ay noqotay halkan meel qatar ah
5.       Sacuudiga iyo yaman yaman waa wadanka ugu daqiirsan wadamada carabta dadka reer yaman ayaa u shaqadoonta sacuudiga iyadoo dagaalo u dhaxeeya kooxda Xuutiyiinta iyo ciidanka isbaheysiga uu hogaamiyo sacuudigu
6.       Ruushka iyo Ukraine ruushka ayaa qabsaday qeybo kamid ah wadanka Ukraine sannadkii 2014kii markaa kadib xadduuda u dhaxeysa labada wadan waxa ay noqotay meel qatar ah
7.        Ethiopia iyo Eritria Labadan wadan oo markii hore hal wadan isku ahaa ayaa waxaa dhaxmaray dagalkii ugu qasaaraha badnaa caalamka inta laxasuusto oo socday sanadihii 1998-2000 maana meel qatar ah oo qof bini’aadam ah laga yaabin in uu niyeesto marideeda
8.       Egypt iyo falastiin xadduuda labadan wadan u dhaxeyso waxaa kuyaal darbi ay dhistay yahuudo waxay rabtana ka sameysato amarka ugu dambeyo ee xadduudan waxaa gaara Israil
9.      Xadduuda sagaalaad ee ugu dambeyso waa mida u dhaxaysa adiga iyo jirkaada
---------Ma ogtahay in xusulkaada aadan ku taaban Karin carabkaada----

Hadii aad ka heshay share garey 


No comments