Darawal Taxi oo gaari 5-kursi leh 18-qof ku raray
Inkasta oo digniino adag ay bixiyaan police-ka iyo taraafikada si
loo joojiyo culeeska noocan oo kale ah, hadana qaar ka mid ah darawalada
wadanka Dominican Republic ayaa wili sameynayo wax yaabo ka baxsan sharciga
Darawal Taxi oo u dhashay wadanka Dominican Republic ayay police-ku
qabteen isagoo gaari shankursi leh ku qaaday 18-qof
Vidio laga doobay markii dadka laga soo saaraye gaariga ayaa
muujinaya dad tiro badan oo kuraasta dambe ee Taxi-ga ka soo baxaya
11-ruux ayaa
saarnaa kursiga dambe ee loogu talo galay 4-ta qof-
Arintan ayaa u
muuqan garta mid mado daalo ah, balse xaqiiqdo way ka muwan tahay sida aad
sawiraneysid ayuu yiri mid kamid ah Police-ka Dommican Republic- isagoo intaa
ku daray inay baaritaan ku sameyn doonaan waxa kalifay inay naftooda halis
galiyaan
Inkasta oo aan
fahamsanahay in cadaadis weyn uu ka jiro nidaamka gaadiidka dadweynaha, iyo dadka
oo shaqo kale aan heynin, hadana ma jiraan wax cudurdaar ah oo ku saabsan hab-dhaqanka
noocan ah. Waxaan muhiim ah inaan ka fekero cawaaqibka haddii gaarigaas uu ku
dhacay shil waxaan oo kale waa sharci la'aanta sidaa waxaa yiri Af-hayeenka u
hadlay Polce-ka
Arintan oo kale
waxay ka dhacday dalka koofur Africa sanadkii 2009-ka kadib markii xaafad ka
tirsan magaalda Cape Town oo darawal Taxi gaari qaato 26-qof oo ku raray
112-qof
No comments