Xukuumada Afganistan oo dhisaysa Magaaladii ugu horeysay oo ugaar ah dumarka Police-ka
Si loo dhiira
galiyo dumarka ku soo biirayo ciidanka
Police-ka Madaxda Afganistan waxay bilaabeen dhismaha guryo ugaar ah
Saraakiisha Haweenka ah ee Police-ka
Qorshaha Magaalada u gaarka ah
haweenka Police-ka ah ayaa lagu soo bandhigay Isniintii Magaalda Kabul, waxaana
maal galinayo deeq-bixiyaal Caalami ah
Dowlda Canada ayaa bixisay
$26-Million oo doller oo kamid ah lacagta lagu dhisayo Magaaladan ugaarka ha haweynka
Police-ka Af-ganistan
Waxaa ku jira
qorshada dhismaha 10-dabaq, oo mid waliba ka kooban yahay 30-qeybood iyo 300 oo
guri oo ay dagi doonaa haweenka police-ka ah iyo Qosas-kooda waxaan laga
dhisayaa gurya magaalda caasimada ah ee Kabul sidaasi waxaa xaqiijiye Madaxda
sare ee Afganistan
Af-hayeenka
Wasiirka arimada gudaha ee Af-gasintan Najib Danesh- oo lahadlaye Wargeyska
Arab News ayaa yiri ‘arintani waa markii ugu horeys taariiqda oo laga hirgaliyo
wadanka’
Dhimaha waxaa lasheegay in uu soo
gaba gaboobi doono sanadka 2020-ka
Tur-jume Cali Hilowle
Twitter @Calikaafi8
Calikaafi9@gmi
No comments