Da’yar-ka aduunka ugu cayilan oo qaliin culeyskiisa lagu dhimayo lagu sameynayo
Markii ay dhaqaatiirto arkeen
14-jir lagu magacaabo Mihir Jain oo culeyskiiso yahay 237kg, waxa ay sheegeen
inaysan hubin hadii ay ku guuleysanayaan qaliin ka lagu dhimayo culeyskiisa.
Dadka ku nool xaafada uttar Nagar
ee galbeedka Delhi, ayaa layaabay Mihir culeyskiisa oo ka dhigayo da’yarka ugu
culeyska weyn caalamka
Waalidiintiis
waxa ay sheegeen in uu culeyskiisu isku dhimi karo oo kaliya hadii qaliin lagu
sameyo, halka dhaqaatiirta isbitaalka Max ee magaalada Delhi ay sheegeen hadii
ay qaliin ku sameyaan xataa inaysan hubi in uu isdhimayo culeyskiisa
Dr Pradeep Chowbey
waxa uu sheegay in uusan isla ekeen culeyska iyo da’da wiilkan oo 14-jin un ah
Isagoo
lahadlaye Times of India Dr Chowbey waxa uu sheegay inay qaliil
tahay natiijada uu isku dhimi karo culeyska wiilkan
No comments