Masaajidkii ugu weynaa Africa oo ladhameystiray dhismahiisa.
Kadib todobo sanno
dhismo socday oo ay ku baxday 1-billion oo doller, waxaa si buuxda loo
dhameystiray dhismaha mid kamid ah masaajida ugu waaweyn caalamka
Masjidkan oo
loobixiye Dajamaac El Dajazair waxuu ku fadhiyaa dhulkiiso 400,000 oo square
meter, waxuu leeyahay minaarad dherarkeedo gaarayo 265 meter
Masjidku waxuu
qaadaa halkii marba 120,000 oo ruux. Waxuuna leeyahay Parking qaadi kara 7,000
oo gaari
Dhismaha
masjidka waxuu ka kooban-yahay ‘Goob-qur’aanka lagu baranayo, Mag-tabad,
Maqaaxi iyo goob-cilmi baaris oo lagu geydinayo taariiqda Islamka
Masjidkan
waxuu noqonayaa masjidka sadaxaad ee ugu weyn Caalamka iyo midka koobaad ee ugu
weyn qaarada Africa. Kaliya waxaa ka qeyb masjidka Kab-cada ee Macca iyo
Masjidka Nabiga ee Medina, masaajidaa oo millions muslimiin ah ay tagaan
xilliga Xaj-ka
Weyniga aan ka
hadleyno waa badka Dhulka ay ku fadhiyaan.
Masjidka oo
laga dhisay dalka Algiera waxuu noqday masjidka ugu minaarada dheer Africa
waxuuna dhararkeedo gaarayaan 670-Feet waxuu booska kala baxay masjidka Hassan
al-Thani oo kuyaal magaalada Casablance ee dalka Morocco .
Masjidka waxaa
dhisay Engineerada shirkada ‘CSCEC’ oo laga leeyahay dalka Shiinaha. Sanadkii
2011-ka ay shirkadan ku guuleysatay tartan ay u gashay dhisida masjidka
Tur-jume:
@Alihilowle8
Calikaafi9@gmail.com
No comments