Toban jir Pakistaani ah oo awooda in uu madaxiisa u leexiyo dhanka dhabarkiisa ‘xagal dhan 180-degree’
Qofka bini aadamka ah ee caadiga ah waxuu
adoonaa oo kale in uu wajigiisa u leexiyo qeedaal ilaa iyo 90-dagree
Balse 14-jir palistani ah waxuu awoodaa in uu
wajigiisa u leexiyo qeybtiisa dambe sida Guumeeska ‘sabadtoo ah waxuu awoodaa
madaxiisa In uu u leexiyo xagal dhan 180-degree isagoo si toos ah gadaal ugu
jeesan kar, Maxamaed Sameer, oo kazoo jeeda gobolka Karachi ee wadanka Pakistan
waxuu isticmaalaa gacantiisa si uu ugu leexiyo wijigiisa gabarka, Hada waxuu
rajeynayaa in uu xirfadiisa kula biro Hollywoodka
Muuqaal laga helay toban jirkan waxuu yiri
‘waxaa jiray 6-ama 7-sanno markii ayaan
isku arkaye in aan sameyn karo sida Filimada Horror-ka ah ee Hollywood-ka ay
madaxodo dib ugu wareyjiyaan. Waxaan bilaabay in aan sii wado, bilo yar kadib
si wanaagasan ayaan u awooday in aan wijigeyga ugu leexiyo gadaal ama qeybta
dambe’ sidaasi waxaa yiri Maxamed Sameer
oo lahad laye Daily Mail
Sameer ayaa sheegay in hooyadiis ay dharbaaxi
jirtay markii ay ku aragto isagoo sameynayo, balse ugu dambeytii ay rumeysatay
waxuu sameynayo wiilkeeda ‘riyadeydo waxay aheed in aan sameeyo waxa aan ka
arkay Hollywood-ka filima-da hororka ah’ sidaasi ayuuu yiri Sameer
Rukhsana Khan
oo 45-jir ah oo Sameer hooyadiis ‘waxaan ka doonaye in uu barto wax can
ka dhigayo balse sidan aan aheen
Mar-waliba oo gobolkiisa laga qabanayo
tar-tamada ‘gaarowga’ ama Hibada Sameer waxuu ku gooleystaa lacag dhan 500 ilaa
800Renke ‘waan shaqeyaa si aan u caawiyo qoyskeeyga iyo afar-gabdhood oo ila
dhalatay wax-barashadooda’ sameer ayaa sidaasi yiri
Video lasoo galiye baraha bol-shada ay ku xariirto gaar ahaan
Twitterka waxaa ka muuqda Sameer oo qoortiisa u leexinaya dhabarkiisa,
wijigiisuna uu u buuqdo mid gadaal si toos ah ugu jeestay
No comments